Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baxreyn oo dib u bilaabeysa duulimaadyadii Diyaaradaheeda ay kutagi jireen Qatar

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Baxreyn oo dib u bilaabeysa duulimaadyadii Diyaaradaheeda ay kutagi jireen Qatar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Duulista Hawada ee dalka Baxreyn ayaa ku dhawaaqay inay dib u bilaabayaan duulimaadyadii kala dhaxeeyay dalalka Qatar, laga bilaabo 25-ka bishan May, sida ku cad heshiis ay kala saxiixdeen labada dal.

Wakaaladda wararka Baxrayn ayaa sheegtay in dib u soo celinta duullimaadyada labada dal ay ku timid heshiis dhexmaray  mas’uuliyiinta labadan dowladood, kadib in muddo ah oo ay hakad ku jireen duulimaadyada diyaradaha dalalkan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Bayaan ay si wada jir ah u soo sareen xukuumadaha Qatar iyo Baxreeyn ayaa lagu caddeeyay in tallaabadani ay ku timid rabitaan wadajir ah oo ku aaddan horumarinta xiriirka labada dal iyo kor u qaadista midnimada Khaliijka, iyadoo laga duulaya Xeerka Golaha Iskaashiga Khaliijka.

Previous Post

Eedeysane baxsad ku joogay Koonfurta Suudaan oo laga soo dejiyay Muqdisho

Next Post

Danjiraha Soomaliya u fadhiya Hindiya oo kulan la qaatay Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Bangaladesh

Next Post
Danjiraha Soomaliya u fadhiya Hindiya oo kulan la qaatay Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Bangaladesh

Danjiraha Soomaliya u fadhiya Hindiya oo kulan la qaatay Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Bangaladesh

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In