Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baydhabo oo laga daah furay Dhismaha Golayaasha degmooyinka Ceel-berde,Buur-hakaba, 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Baydhabo oo laga daah furay Dhismaha Golayaasha degmooyinka Ceel-berde,Buur-hakaba, 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Mudane Maxamed Nuur Maxamed Macalin, ayaa ka qeybgaley Munaasabad lagu daah furayay dhismaha Golayaasha Deegaanka Degmooyinka Ceel-berde, Buur-hakaba, Walaweyn oo lagu Magaalada Baydhabo.

Waxaana ka soo qeyb galey Daah-furka Wasiiro,XIldhibaanno ka tirsan Dowlad Koonfur Galbeed,Maamulka Gobalka Baay, kan degmada Baydhabo,Odayaasha dhaqanka, Mas’uuliyiin ka socodey Hay’adaha wadasheynta la leh Wasaaradda Arrimaha Gudaha, qeybaha kala duwan ee Bulshada Iyo marti sharaf kale.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026

Odayaasha Dhaqanka iyo Mas’uuliyiintii ka soo qeyb gashey Munaasabada, ayaa qirey in muhiim ay tahay Dhismaha Golayaasha deegaanka degmooyinka .

Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Dowladda Koonfur Galbeed oo ka soo jeeda degmooyinka loo dhiseyo Golayaasha deeganka,ayaa sheegey in doorkooda ka qaadan doonan sidii loo dhisi lahaa Maamul degmo loo dhan yahay.

Ku-simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Nuur Maxamed Macalin oo si rasmi ah udaafurey Dhismaha Golayaasha Deegaanka Degmooyinka Ceel-berde, Buur-hakaba, iyo Wanlaweyn, ayaa mas’uuliyiinta ka soo jeeda Degmooyinkaasi kula dar daarmey ” waa inaad ka qeybqadataan oo aad mujisaan kaalintii idinkaga aadan,ee Golayaasha”

Previous Post

Wasiirka Isgaarsiinta oo amar dul dhigtay Shirkadaha Isgaarsiinta dalka

Next Post

Ku dhawaad 100 Askar Boliis ah oo tababar loogu diray Dalka Jabuuti 

Next Post
Ku dhawaad 100 Askar Boliis ah oo tababar loogu diray Dalka Jabuuti 

Ku dhawaad 100 Askar Boliis ah oo tababar loogu diray Dalka Jabuuti 

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo sheegay in dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay kaga sii dareen xaaladdii abaarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In