Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Bayern Munich oo Sanadka Cusub Guul Darro Ku Bilowday Horyaalka Jarmalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Bayern Munich oo Sanadka Cusub Guul Darro Ku Bilowday Horyaalka Jarmalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Bayern Munich oo hogaamineysa horyaalka Jarmalka ee Bundesliga ayaa guul darro ku bilowday sanadka 2015,ka dib markii ay 1-4 uga badisay kooxda Wolfsburg oo kaalinta labaad uga jirto horyaalka Jarmalka.

Labadan kooxood ayaa waxaa ciyaaray kulankii ugu horeeyay ee horyaalka Jarmalka ee sanadka 2015.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Kooxda Wolfsburg oo lagu ciyaarayay garoonkeeda Volkswagen Arena ayaa qeybtii hore ee ciyaarta labo gool la hor martay,waxaana u dhaliyay ciyaaryahan Bas Dost,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Markii la isku laabtay qeybtii labaad ee ciyaarta ayaa waxaa mar kale kooxda Wolfsburg labo gool oo kale u dhaliyay ciyaaryahan Kevin de Bruyne.

Ciyaaryahan Juan Bernat ayaa goolka kaliya u dhaliyay kooxda Bayern Munich.

Kooxda Bayern Munich ayaa horyaalka Jarmalka ee Bundesliga ku hogaamineyso 45-dhibcood,halka kooxda Wolfsburg oo kaalinta labaad ku jirto ay leedahay 37-dhibcood.

Previous Post

Midowga Afrika oo baarlamaanka ka codsaday ansixinta Golaha Wasiirada cusub

Next Post

Ciyaaryahan Ivica Olic oo Dib ugu Laabtay Kooxda Hamburg

Next Post
Ciyaaryahan Ivica Olic oo Dib ugu Laabtay Kooxda Hamburg

Ciyaaryahan Ivica Olic oo Dib ugu Laabtay Kooxda Hamburg

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In