Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Bayern Munich oo Xasuuqday Hamburger iyo Kooxaha Wolfsburg iyo Borussia Moenchengladbach oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Bayern Munich oo Xasuuqday Hamburger iyo Kooxaha Wolfsburg iyo Borussia Moenchengladbach oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Bayern Munich ayaa xasuuqday oo garoonkeeda Allianz Arena 8-0 uga badisay kooxda Hamburger SV.

Ciyaaryahanada kala ah Thomas Mueller,Arjen Robben iyo Mario Goetze ayaa min labo gool u kala dhaliyay kooxda Bayern Munich,halka labada gool uu kale ay u kala dhaliyeen ciyaaryahanada kala ah Robert Lewandowski iyo Franck Ribery.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Arjen cele Arjen celee Arjen gool Mario gool Muler pen Muler Ribery cele Rob gol Robert cele Roberto Sad

Kooxda Bayern Munich oo uu hogaamiyo macalin Pep Guardiola ayaa horyaalka Jarmalka ee Bundesliga ku hogaamineyso 52-dhibcood,halka kooxda Hamburger SV ay horyaalka uga jirto kaalinta 12-aa,iyadoo leh 23-dhibcood.

Kooxda Bayer Leverkusen ayaa waxaa garoonkeeda BayArena 4-5 uga badiyay kooxda Wolfsburg oo kaalinta labaad uga jirto horyaalka Jarmalka.

Kooxda Wolfsburg ayaa afar ka mid ah goolasha waxaa u dhaliyay ciyaaryahan Bas Dost oo weerarka uga ciyaara,halka goolka shanaad uu u dhaliyay ciyaaryahan Naldo.

Dost cele Dost celee

Kooxda Bayer Leverkusen ayaa waxaa qeybtii danbe ee ciyaarta sedax ka mid ah goolasha hat-trick u dhaliyay ciyaaryahan Heung-Min Son,halka goolka afaraad uu u dhaliyay ciyaaryahan Karim Bellarabi.

Son cele

Kooxda Wolfsburg ayaa kaalinta labaad uga jirto horyaalka Jarmalka,waxana ay leedahay 44-dhibcood,halka kooxda Bayer Leverkusen ay horyaalka uga jirto kaalinta lixaad,iyadoo leh 32-dhibcood.

Kooxda Borussia Moenchengladbach ayaa garoonkeeda Borussia-Park 1-0 uga badisay kooxda FC Cologne.

Ciyaaryahan Granit Xhaka ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Borussia Moenchengladbach.

Kooxda Borussia Moenchengladbach ayaa kala horeynta horyaalka Jarmalka uga jirto kaalinta sedaxaad,waxana ay leedahay 36-dhibcood,halka kooxda FC Cologne ay horyaalka uga jirto kaalinta 11-aad,iyadoo leh 24-dhibcood.

Previous Post

Kooxda West Bromwich Albion oo u Soo Baxday Quarte Finalka Koobka FA Cup-ka “SAWIRRO”

Next Post

Ku-simaha R.Wasaaraha Dalka Oo Maanta kulan la qaatay Agaasimayaasha waaxyaha XRW “Sawirro”

Next Post
Ku-simaha R.Wasaaraha Dalka Oo Maanta kulan la qaatay Agaasimayaasha waaxyaha XRW “Sawirro”

Ku-simaha R.Wasaaraha Dalka Oo Maanta kulan la qaatay Agaasimayaasha waaxyaha XRW "Sawirro"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In