Friday, December 19, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Beelo ka heshiiyay colaad ka taagneyd Gobolka Hiiraan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Beelo ka heshiiyay colaad ka taagneyd Gobolka Hiiraan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 27-aad iyo saraakiisha laamaha amniga ayaa goobjoog ka noqdey heshiis beelo ku diriray deegaanno hoostaga Maxaas ay wada gaareen kaasi oo u qornaa sida tan:.

1- Qofkii qof dila in la dilo

Related posts

Dadweynaha oo maanta oo Jimco ah fursad loo siiyay qaadashada kaarka codbixinta

Dadweynaha oo maanta oo Jimco ah fursad loo siiyay qaadashada kaarka codbixinta

December 19, 2025
Wasiirka Caafimaadka XFS oo booqday bukaanno loo qorsheeyay in loo qaado Masar

Wasiirka Caafimaadka XFS oo booqday bukaanno loo qorsheeyay in loo qaado Masar

December 19, 2025

2- Haddii uu fakado danbiile waxaa laxirayaa Aabihiis, Hooyadiis, Adeeryaalkiis iyo walaalihiis waxaana la moora-duugi doonaa xoolahooda iyo xoolihiisa

3- Qofkii u kaalmeeya danbiile wuxuu mudan doonaa :-

  • Xabsi dheer
  • In laga qaado wixii ku baxay hawlgalkaas

4- Waxaa kamamnuuc ah deegaannadaan wax qori ah

5 – Qofkii lagu arko qori waxaa lagu amrayaa in uu dhigo qoriga, haddii uu ku dagaalamo waa lagu dili doonaa isla goobta wax diyo ah lagama bixin doono.

6- Qorigii gacanta ciidanka galaa celis malahan

7- Been iyo borobagaando ama isku dir qofkii lagu helo wuxuu muteesan doonaa:-

  • Xabsi
  • Ganaax

8- Tuug ama dhac wuxuu mutaysan doonaa:-

  • Waxaa laga magayaa xoolihii
  • Xabsi
  • Ganaax dhan xoolihii uu xaday qiimaheeda

Sidoo kale odayaasha labada beel ee heshiiskan gaaray ayaa isla go’aamiyay in dhulka u dhexeeya Degmooyinka Maxaas iyo Matabaan uu noqdo mid ka caagan hub aan aheyn kan ciidanka dowlada, hadii lagu arko aagaasi hub waxaa ciidamada amniga lagu go’aamiyay in ay la wareegaan hubkaasi oo cidii ku dagaalantana lagu dilo.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka Oo Xaqiijisay In 18 Qof Oo Cusub Ay Ka Bogsoodeen Feyruska Karoona

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho.

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho.

Dadweynaha oo maanta oo Jimco ah fursad loo siiyay qaadashada kaarka codbixinta

Dadweynaha oo maanta oo Jimco ah fursad loo siiyay qaadashada kaarka codbixinta

December 19, 2025
0

Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha  fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo booqday bukaanno loo qorsheeyay in loo qaado Masar

Wasiirka Caafimaadka XFS oo booqday bukaanno loo qorsheeyay in loo qaado Masar

December 19, 2025
0

Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...

Ciidanka Boliiska oo isu diyaariyay Xuska 82-aad ee ka soo wareegatay aas aaska Ciidanka

Ciidanka Boliiska oo isu diyaariyay Xuska 82-aad ee ka soo wareegatay aas aaska Ciidanka

December 19, 2025
0

Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...

Wasiirka Amniga Gudaha Federaalka oo tababar u soo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka Boliiska.

Wasiirka Amniga Gudaha Federaalka oo tababar u soo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka Boliiska.

December 18, 2025
0

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In