Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Biden: Hanjabaadda Putin ee ku asaabsan adeegsiga hubka Nukliyeerka waa dhab

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Biden: Hanjabaadda Putin ee ku asaabsan adeegsiga hubka Nukliyeerka waa dhab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa maanta oo Talaada ah sheegay in hanjabaada dhigiisa Ruushka Vladimir Putin ee ah in uu isticmaalayo hubka Nukliyeerka ah ay tahay mid dhab ah, maalmo un kadib markii uu cambaareeyay hubkan uu Ruushka geeyay qeybo kamid ah Belarus.

Biden, ayaa  Laba maalmood ka hor mas’uuliyad darro ku tilmaamay tallaabadii uu madaxweyne Putin, hubkiisii ​​ugu horreeyay ku  geeyay Belarus.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxweynaha Belarusia Alexander Lukashenko, ayaa todobaadkii hore sheegay in dalkiisu uu soo gaaray qaar ka mid ah hubka halista ah ee Ruushka, kaasi oo uu sheegay inuu saddex jeer ka awood badan yahay Bambaanooyinkii Nukliyeerka ee uu Maraykanka ku garaacay Hiroshima iyo Nagasaki.

Waa Markii ugu horeysay ee uu Ruushka meel ka baxsan xudduudihiisa u raro hubkiisa Nukliyeerka, tan iyo burburkii Midowgii Soofiyeeti.

Previous Post

Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo Khubad ka jeediyay shirka Hindisaha Horumarinta Caalamiga ah

Next Post

Horjooge Xasan Xaayow iyo in ka badan 40 ka mid ah maleeshiyaadka Khwaarijta oo lagu dilay gobalka Shabeellada hoose

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku dilay Horjooge iyo maleeshiyaad katirsanaa Khawaarijta

Horjooge Xasan Xaayow iyo in ka badan 40 ka mid ah maleeshiyaadka Khwaarijta oo lagu dilay gobalka Shabeellada hoose

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In