Sunday, April 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Biden oo sheegay in Taageeradii ay siiyeen Ukraine ay sameeysay isbedel dagaal

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Biden oo sheegay in Taageeradii ay siiyeen Ukraine ay sameeysay isbedel dagaal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Gantaallada Javelin-ka ee Mareykanka uu siiyay Ukraine ay sameeyeen isbedel dagaal oo dhab ah, isagoo ย sidokale qiray in dalkiisa uu qarash badan ku bixi doonto dagaalka ka socda Ukraine.

Biden ayaa khudbad uu ujeeday Congress-ka ย kaga codsaday meel-marinta dhaqaale dheeraad ah oo la gaarsiiyo Kiev , si looga hortago gabood-fallada uu Ruushka ka geeysanaayo gudaha Ukraine.

Related posts

๐‘น๐’‚โ€™๐’Š๐’”๐’–๐’ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚ ๐’๐’ ๐’’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’‚๐’๐’†๐’†๐’‡๐’๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’†๐’š๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฑ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’•๐’Š ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’„๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฎ๐’†๐’†๐’๐’e

April 11, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Tripoli uga qeybgalay dib u howlgelinta xarunta (CEN-SAD),

Madaxweynaha Mareykanka ayaa carabka ku adkeeyay in taageeradii Washington ay u sahashay dadka reer Ukraine in ay sii wadaan dagaalka, sidokalana ay fashiliyaan ย qorshahii Ciidamada Ruushka.

Previous Post

Xildhibaannada labada Aqal oo kulan wadajir ah maanta yeelanayo

Next Post

Kulankii Golaha Shacabka oo goor-dhaw furmay

Next Post
Kulankii Golaha Shacabka oo goor-dhaw furmay

Kulankii Golaha Shacabka oo goor-dhaw furmay

๐‘น๐’‚โ€™๐’Š๐’”๐’–๐’ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚ ๐’๐’ ๐’’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’‚๐’๐’†๐’†๐’‡๐’๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’†๐’š๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฑ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’•๐’Š ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’„๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฎ๐’†๐’†๐’๐’e

๐‘น๐’‚โ€™๐’Š๐’”๐’–๐’ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚ ๐’๐’ ๐’’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’‚๐’๐’†๐’†๐’‡๐’๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’†๐’š๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฑ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’•๐’Š ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’„๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฎ๐’†๐’†๐’๐’e

April 11, 2026
0

๐‘น๐’‚โ€™๐’Š๐’”๐’–๐’ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚ ayaaย  ๐’’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’‚๐’๐’†๐’†๐’‡๐’๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’†๐’š๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฑ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’•๐’Š ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’„๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฎ๐’†๐’†๐’๐’๐’†

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Tripoli uga qeybgalay dib u howlgelinta xarunta (CEN-SAD),

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Tripoli uga qeybgalay dib u howlgelinta xarunta (CEN-SAD),

April 11, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Tripoli kaga qayb-galay...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan farsamo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In