Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bileyska magaalada Istanbul ee dalka Turkiga oo qab qabtay  lix iyo soddon ruux, kaddib Weerarkii ka dhacay habeenkii sanadka cusub Curanayey

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bileeyska magaalada Istanbul ayaa qaaday konton jeer hawl gallo ay ku baadigoobayaan gacan ku dhiiglihii ka geeystay weerarka magaalada Istanbul habeenkii ugu horreeyay ee sanadka cusub, weerarkaasi oo ay ku geeriyoodeen sagaal iyo soddon ruux oo isugu jira dad u dhashay waddanka Turkiga iyo dad kale oo ajaanib ah oo dalxiis ku yimid magaalada Isatnbul.

Bileeyska magalada ISMIIR ee dalka Turkiga ayaa iyaguna dhinacooda waxa ay sheegeen in ay soo qab qabteen dad gaaraya ilaa labaatan ruux oo lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin qolyaha argagixisada ee Islaamiyiinta  Xag jir ah, iyo qalab kale oo ay ka mid yihiin muraayadaha habeenkii ay xirtaan ciidamada iyo aaladda loo yaqaan G.P.R.S oo ku siinaya macluumaad ku salaysan satalaytka

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Previous Post

Qoysas kabadan Todobo Boqol oo ka Barakacay Abaaraha ka jira Gobolka Galgaduud

Next Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo xarigga ka jaray  xarunta KMG ah aqalka sare ee Barlamaanka cusub ee Soomaaliya”SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo xarigga ka jaray  xarunta KMG ah aqalka sare ee Barlamaanka cusub ee Soomaaliya”SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo xarigga ka jaray  xarunta KMG ah aqalka sare ee Barlamaanka cusub ee Soomaaliya"SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In