Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bisha Cas ee Imaaraadka oo deeq gaarsiisay dad danyar ah-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Bisha Cas ee Imaaraadka oo deeq gaarsiisay dad danyar ah-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hey’adda bisha Cas ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa maanta deeq isugu jirta dhar iyo raashiin noocyo badan leh waxaa ay u qeybisay dad danyar ah oo ku nool magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada C/casiis.
Dadka maanta ka faa’ideystay deeqda ay qeybisay hey’adda bisha Cas ayaa waxaa kamid ahaa barakacyaasha ku nool degmadaasi.

Goobta raashiinkan loogu qeybinayay dadkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyinta degmada iyo madaxda hey’adda bisha cas ee Imaaraadka.
Hey’adda bisha Cas ee laga leeyahay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa inta lagu guda jiro bishan barakeysan ee Ramadaan waxaa ay deeq sidan oo kale ah gaarsiisay dadka tabaalaysan oo ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

IMG_7952 IMG_7985 IMG_7986 IMG_7988 IMG_7990 IMG_7999 IMG_8008 IMG_8014 IMG_8017 IMG_8102 IMG_8103 IMG_8121 IMG_8210 IMG_8243 IMG_8256 IMG_8267 IMG_8277

Previous Post

Wasaaradda caafimaadka oo soo saartay gudiyo qaabilsan caafimaadka hooyada

Next Post

Soomaaliya oo gudbisay dacwadda ka dhanka ah Kenya

Next Post
Soomaaliya oo gudbisay dacwadda ka dhanka ah Kenya

Soomaaliya oo gudbisay dacwadda ka dhanka ah Kenya

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In