Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bisha Cas Imaaraadka oo deeq afurin ah gaarsiisay bukaanno ku jira Isbitaal Madiina “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Bisha Cas Imaaraadka oo deeq afurin ah gaarsiisay bukaanno ku jira Isbitaal Madiina “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda bisha cas ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta deeq afurin ah oo ka kooban  raashin biseyl ah u qeybisay bukaanno ku jira Isbitaalka Madiina ee degmada Wadajir, halkaasi oo ay ka faa’iideysteen in ka badan 150-qoys, waxaana goobta lagu qeybinayay afurinta  ay goob joog ka ahaayeen Cali Cabdul Daacad oo ah sarkaal hay’adda ay u soo wakiilatay qeybtan deeqdaan.

Ugu horeyntii waxaa goobta ka hadlay wakiilka hay’adda bisha cas ee Imaaraadka Cali Cabdul Daacad oo tilmaamay in barnaamijkan uu qeyb ka yahay macaawino ay dowladda Imaaradaka ugu talagashay inay ku caawiso dadka Soomaaliyeed ee dhibaateysan, waxa uuna hoosta ka xariiqay in ay sii wadi doonaan macaawinada nuucaan oo kale ah oo ay gaarsiin doonaan dadka tabaaleysan ee aan awoodin inay afurka iska bixiyaan.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Mudane daacad ayaa hoosta ka xariiqay in ay bisha cas imaaraadka ay kafaalad qaaday afurinta in ku dhaw 5,000 (shan kun oo qof), kuwaasi oo ku dhaqan degmooyinka gobolka, isla markaana deeq kale u qeybin doonaan waalidiinta aan carruurta xilliyada cidda dharka u iibin Karin, si loo farxad geliyo carruurta yar yar.

Qaar ka mid ah dadkii ka faa’ideystay raashinka bisil ee afurinta ah ayaa uga mahad celiyay kaalmooyinka ay mar waliba la garab taaganyihiin  hay’adda bisha cas Imaaraadka Carabta dadka ku tabaaleysan degmooyinka gobolka Banaadir.

IMG_9543 IMG_9890 IMG_9894 IMG_9901 IMG_9906 IMG_9908 IMG_9911 IMG_9917 IMG_9923

Previous Post

Sanad guurada 1aad ee Radio Muqdisho codka ciidamada qalabka sida oo la xusay “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Caafimaadka oo deeq dawo ah guddoonsiisay maamulka Gobolka Bakool “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Caafimaadka oo deeq dawo ah guddoonsiisay maamulka Gobolka Bakool “SAWIRRO”

Wasiirka Caafimaadka oo deeq dawo ah guddoonsiisay maamulka Gobolka Bakool "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In