Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Biyo cabidda raashinka ka hor oo la sheegay in ay yareyn karto miisaanka qofka. DARAASAD.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Biyo cabidda raashinka ka hor oo la sheegay in ay yareyn karto miisaanka  qofka. DARAASAD.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Daraasad cusub oo lagu daabacay jariidada OBESITY ayaa daaha ka rogtay in cabidda 500 OO Millilitter oo biya ah cuntada ka hor nus saac ey yaren karto miisaanka dadka ka cabanaaya cayyilka marka lala barbardhigo dadka aan wax biya ah cabbin raashinka ka hor.
Dr. Helen Parretti oo ah cilmibaaraha daraasaddan ayaa sheegtay in la cabo 3 koob oo biya ah maalin waliba ka hor cunnada asaagiga ah ee saddaxda ah ey ka qeyb qaadan karto yareynta miisaanka,iyadoo taas u dheertahay in ey ka sifeeynayaan jirka sunta una gudbiyaan waxyaabaha daruuriga ah iyo oxygen ka unugyada jirka.
Cilmibaarayaasha yaa beegsaday 84 qof oo ah kuwa cayyilan, labo qeybood ayeyna u qeybiyeen:
1-qeybta koowaad waxaa laga codsaday in ey cabbaan 500 ml oo biya ah nus saac ka hor maalin waliba raashinka hortiisa mudda 12 isbuuc ah.
2-qeybta kalane waxaa laga codsaday in ey mala awaalaan in ey calooshoodo buuxdo raashin waliba hortiis.
Baarayaasha yaa helay in qeybta koobaad ee biyaha cabay raashinka ka hor ey lumiyeen 4.3 kg miisaankooda 12 isbuuc gudahood, halka qeybta kale ey lumiyeen 0.8kg kaliya.
Ugu danbeynti cilmibaarayaasha ayaa ku fasiray calaaqada ka dhaxeysa cabitaanka biyaha iyo miisaanka in ey biyuhu kordhiyaan dheefshiidka ama waxa loo yaqaanno howsha duminta/dhisidda ee jirka iyo iney dareensiinayaan qofka dharag isla markaane wax badan  oo raashin ah u baahanin.

DR IBRAHIM ADDOW

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Previous Post

Duulimaadkii ugu horreeyay ee xujayda sannadkaan oo garoonka muqdisho ka billoowday+ dhageyso

Next Post

R.wasaare Cumar C.rashiid iyo wafdi uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Kismaayo.(Sawirro)

Next Post
R.wasaare Cumar C.rashiid  iyo wafdi uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Kismaayo.(Sawirro)

R.wasaare Cumar C.rashiid iyo wafdi uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Kismaayo.(Sawirro)

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In