Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Biyo dhaamin loo sameeyay Dadka ay abaartu ku saamaysay Gobolka Mudug “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Biyo dhaamin loo sameeyay Dadka ay abaartu ku saamaysay Gobolka Mudug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashruucaan Biyo dhaaminta ah ayaa waxaa iskaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Galmudug iyo Hay’adda IMC waxaana ka faaidaysanaya 1100 qoys oo ku nool Gobolka Mudug, kaasi oo maanta laga bilaabay deegaanka Jilable hayre

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Hay’adda IMC ayaa goobjoog ka ahaa madashaan Gurmadka loogu sameynayo dadka Abaaruhu sameeyeen

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Axmedkhayr Macalin Maxamuud Madaxa IMC oo ka waramaya mashruucaan ayaa xusay inay tahay mid ay uga faa’ideynayaan dadka ay abaartu saameysay.

Agaasimaha Wasaaradda Gargaarka iyo isku-duwaha Tamarta Galmudug ee Gobolka Mudug Cumar Xasan Xaaji iyo Axmed Xasan Faarax ayaa sheegay in biyo dhaaminta la gaarsiin doono dadka ay abaartu saameysay ee ku nool Gobolka Mudug.

Previous Post

𝗛𝗮𝘆’𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗰𝗱𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗝𝗶𝗻𝘀𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 oo 𝘀𝗶 𝗿𝗮𝘀𝗺𝗶 𝗮𝗵 𝘂 𝗵𝗶𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝘀𝗮𝘆 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮 𝗷𝗮𝘄𝗮𝗮𝗯𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗖𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo cambaareeyay falkii argagixisadu ka geysteen goob Maqaaxi

Next Post
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Xubnaha Golaha Adeegga Garsoorka iyo Guddiga Madaxabanaan ee la dagaallanka musuq maasuqa “SAWIRRO”

Wasiirka Gaashaandhigga oo cambaareeyay falkii argagixisadu ka geysteen goob Maqaaxi

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In