Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Blinken: “Waqtiga aan ka baxeyno wadahadalada Vienna ma dheero”

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Blinken: “Waqtiga aan ka baxeyno wadahadalada Vienna ma dheero”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Anthony Blinken, ayaa ku hanjabay inuu dalkiisa ka bixi doono wadahadallada Niyukleerka ee ka socda Vienna.

Kadib lix fadhi oo laga yeeshay Heshiiska Nukliyeerka Iiraan oo ka dhacay caasimada Austria ee Vienna, ayuu Xoghayaha Mareykanka wareysi uu siiyay Wargeeyska New York Times, maanta oo Sabti ah si cad ugu sheegay in mas’uuliyiinta Iiraan ay sii wadaan horumarinta barnaamijkooda Nukliyeerka, taa oo uu ku tilmaamay in ay tahay caqabad gabi ahaanba aan laga gudbi Karin.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Anthony Blinken, oo jawaabayay su’aal ku saabsan waqtiga Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden laga yaabo inuu ka baxo guud ahan wadahadalada Niyukleerka, ayaa yiri: “Ma sheegi karo taariikhda saxda ah, laakiin way soo dhowdahay sida ii muuqato”.

Waddamada Ingiriiska, Faransiiska, Jarmalka, Shiinaha iyo Ruushka, oo dhinac ah iyo Iiraan iyo Mareykanka oo ka qeyb galay wadahadalada Nukliyeerka, ayaan lixdii wareeg ee dhexmartay  aanan kagaarin wax la isku raacsan yahay.

Waqtiga rasmiga ah ee uu qabsoomi doona wareegga toddobaad ee wadahadaladan ayaan weli la cayimin, in kasta oo warbaahinta ay sheegeyso in horraanta bisha soo socota uu qabsoomi doona wageega toddobaad wadahadalada ku saabsan Heshiiska Nukliyeerka Iiraan.

Previous Post

Maalinta xoriyadda Gobolada Woqooyi ee 26-ka Juun (Faallo)

Next Post

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland oo soo gaaray Muqdisho

Next Post
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland oo soo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland oo soo gaaray Muqdisho

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In