Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Boliiska Kenya oo dilay xubin ka tirsanaa Al-Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Boliiska Kenya oo dilay xubin ka tirsanaa Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Boliiska Dalka Kenya ayaa aroornimadii hore ee Saaka oo Jimca ah toogasho ku dilay Nin ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab, kaas oo in muddo ah ay doon-doonayeen Laamaha ammaanku.

Mohamed Rashid Mwatsumiro, oo loogu yeero  Msanii, ayaa lagu dilay Gurigiisa oo ku yaalla Xaafadda Ng’ombeni ee Degmada Matuga  oo ka tirsan Is-maamulka Kwale, xilli ay Boliisku ku raad-joogeen.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sarkaal ka tirsan Boliiska Kenya oo lagu Magacaabo Jeremiah Mula, ayuu howl-galkaasi kasoo gaaray dhaawac xagga Caloosha ah, kaas oo xaaladdiisa lagu baxnaaninayo Isbitaalka, sida ay laamaha ammaanku u sheegeen Jariiradda Daily Nation.

Taliyaha Boliiska is-maamulka Kwale, Tom Odero , ayaa sheegay , in Ninka la toogtay ee ka tirsanaa Al-Shabaab uu qabay dhaawac ay Ciidanku u geysteen, isla markaana ay Gurigiisa kasoo heleen Hal Baastoolad.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo Dalka Jabaan kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka Bankiga Adduunka ee qeybta Afrika-Sawirro

Next Post

Madaxweynaha Hindiya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee DFS u magacowday dalkasi+sawirro

Next Post
Madaxweynaha Hindiya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee DFS u magacowday dalkasi+sawirro

Madaxweynaha Hindiya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee DFS u magacowday dalkasi+sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In