Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Boliiska Koonfur Afrika oo ka hadlay dhibaatada Soomaalida ku haysata Koonfur Afrika

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Boliiska Koonfur Afrika oo ka hadlay dhibaatada Soomaalida ku haysata Koonfur Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika iyo Booliska xukumadda Koonfur Afrika ayaa si wadajir ah uga hadlay marxaladihii ugu dambeeyay ee Soomaalida ku dhaqan Koonfur Afrika.

Shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen taliye ku xigeenka saldhigga Booliska Bellville ee magaalada Cape Town Kabtan Nimba iyo gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee SAVE SOMALI COMMUNITY Yuusuf Cumar ayaa waxa ay uga hadleen arrimaha amaanka,dambiyada ka dhexdhaca Soomaalida oo saameysay Booliska iyo sidii loo caawin lahaa dhalinyarada Soomaaliyeed ee dhibaatooyinka ka soo gaareen tuulooyinka isla markaana noqoday kuwo shaqo la’aan ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Taliye ku xigeenka saldhiga Booliska Bellville ee magaalada Cape Town Kabtan Nimba ayaa sheegtay inay culeyska saareen in aanan si qaldan looga tarjumin Soomaalida, iyadoona ka codsatay Soomaalida inay markasta xiriir la soo sameeyaan Booliska si ay isaga kaashadaan arrimaha amaanka islamarkaana wax uga qabtaan yareynta dhibaatooyinka lagu hayo Soomaalida Koonfur Afrika.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Dambiyada Al-shabaab ay ka gashay Dalka iyo Diinta-DHAGAYSO

Next Post
Dambiyada  Al-shabaab ay ka gashay Dalka iyo Diinta-DHAGAYSO

Dambiyada Al-shabaab ay ka gashay Dalka iyo Diinta-DHAGAYSO

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In