Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Booliska Beljamka oo baadi goobaya nin laga shakiyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Booliska Beljamka oo baadi goobaya  nin laga shakiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Booliska dalka Beljamka ayaa baadi goobaya nin la rumeysan yahay in uu ka dambeeyay  qaraxyadii Talaadadii ka dhacay magaalada Brussels ee xarunta dalka Beljamka.

Ninkaasi ayaa sawirkiisa waxaa laga arkay kaamirooyinka ammaanka ee ku rakibnaa garoonka caalamiga ah ee magaaladaasi  ay qaraxyada ka dheceen.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Saraakiisha dalkaasi Beljamka ayaa sheegaya in labo nin oo kale oo ninkaasi ku wehliyay weerarkii garoonka ay is qarxiyeen,

Qaraxyadii ka dhacay garoonka diyaaradaha iyo goob tareennada laga raaco waxaa ku geeriyooday 34 qof halka 250 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen.

Booliska ayaa ugu baaqay dadkii qaraxyadaasi ku duubay moobeeladooda iyo kaameerooyinka in ay ka caawiyaan baaritaanka.

Ciidamo dheeraad ah ayaa la geeyay gudaha magaalada, waxaana booliska ay gacanta ku soo dhigeen kiimiko, waxyaabaha qarxa iyo calanka kooxda khilaafada islaamka kaddib markii ay hawlgal ka fuliyeen xaafad ka mid ah magaaladaasi Brussels.

Weeraradani ayaa waxaa sheegtay kooxda Khilaafada Islaamka, waxa ayna ku soo beegmayaan afar maalmood kaddib markii Brussels lagu qabtay Saalax Cabdisalaam oo baarayaasha dalkaasi ay sheegayaan in uu ku lug lahaa weerarkii sanadkii hore ka dhacay magaalada Paris ee dalka Faransiiska.

Previous Post

Mareykanka oo Alqaacidada Yaman ka dilay 13 ka mid ah

Next Post

Bulshada oo lagu Wacyi galinayo Ahmiyadda Amniga

Next Post
Bulshada oo lagu Wacyi galinayo Ahmiyadda Amniga

Bulshada oo lagu Wacyi galinayo Ahmiyadda Amniga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In