Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay rag maleegayay qaraxyo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay rag maleegayay qaraxyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Talaadadii la soo dhaafay ayaa ciidamada booliiska Kenya waxa ay gacanta ku dhigeen labo nin oo midkood yahay Boolis, kuwaasi oo qorsheynaayay iney waxyaabaha qarxa ku xiraan goob uu booqanaayay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta .

Wargeyska The Standard ee ka soo baxa dalka Kenya oo qoray warbixinta warkan, ayaa sheegay in labadan nin ee la qabtay ay rabeen in walxaha Qaraxa ay ku xiraan dugsiga Tababarka Boliska ee Xaafadda Embakasi ee magaalladda Nairobi oo uu Madaxweyne Uhuru Kenyatta uga qeyb galayey Munaasabad tababar loogu soo xirayey 1,976 Saraakiil cusub ah kuwaasoo ka tirsan boliiska dalkaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Labadaasi nin oo mid ka mid ah uu ka tirsan yahay Booliska Kenya ayaa loo gudbiyay Xarunta baarista Argagixisada dalkaasi Kenya.

Arintan ayaa timid dhowr maalin kadib, markii horjoogaha maleeshiyaadka Shabaab ee ka hawlgala gudaha Kenya, Axmed Iimaan Cali uu ku hanjabay inay weeraro culus ka fulin doonaan dalkaasi.

Previous Post

Kulankii Baarlamaanka Ee Su’aallo Weeydiinta Ammaanka Oo Caawa Soo Gebageboobay

Next Post

Wasiirka Wafaafinta Koofur galbeed oo Koofur Africa lagu soo dhaweeyay-Sawirro

Next Post
Wasiirka Wafaafinta Koofur galbeed oo Koofur Africa lagu soo dhaweeyay-Sawirro

Wasiirka Wafaafinta Koofur galbeed oo Koofur Africa lagu soo dhaweeyay-Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In