Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Booliska Magaalada Cadaado oo soo bandhigay waxyaabaha maanka dooriya oo ay soo qabteen+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Booliska Magaalada Cadaado oo soo bandhigay waxyaabaha maanka dooriya oo ay soo qabteen+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howl-gal ay sameeyeen ciidamada booliska degmada cadaado ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen gaari nooca laan garuusalka ah oo siday waxyaabaha maanka dooriya kuwaasi oo ka koobnaa 124 dhalo oo qamri ah .

Taliyaha ciidanka Booliska magaalada cadaado Cali Maxamed Xasan (Cali dheere) ayaa sheegay inay hayeen xogta garigaan oo maalmahaanba ay kuraad jogeen ugu danbeena ay gacanta ku soo dhigeen garigan iyo darawalkii wadey.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

โ€œXogta gaarigaan waan heynay waana ku raad joognay maalamahaan waxaana ciidanka booliska ka goโ€™an inaan si adag ula dagaalanno waxyaabaha maanka dooriya oo mararka qaar ay ka dhashaan fal dambiyeed ayuu yiri Talliye Cali Dheere.

Gudoomiya degmada cadaado Cabdullaahi Cabdirraxmaan (Tootole) ayaa uga mahadceliyay ciidamada sida maalmahaan ay waxbadan uga bedeleen xaalada degmada waxaana u uku amaanay in guulo isdaba joog ah ay gaarayeen ciidanka.

โ€œTodobaadyadii lasoo dhaafay waxaan arragnaa in hanaanka ay ku shaqeeyaan ciidanka booliska ay wax badan ka bedeleen maaxaa yeelaay waxaan arragnaa wax qabad muuqda ee dhinaca wada-shaqeynta ciidanka ,Bulshada iyo maamulka saree e magaalada waana bogaadineynaa.ayuu yiri Guddoomiye Tootole.

Tags: Booliska Magaalada Cadaado oo soo bandhigay waxyaabaha maanka dooriya oo ay soo qabteen+Sawirro
Previous Post

Hayโ€™adda Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqday in lala dagaalamayo dhaqanada Diinta ka soo horjeedo

Next Post

Kulan Looga Hadlay Iskaashiga Dhaqanka Soomaaliyeed Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho+Sawirro

Next Post
Kulan Looga Hadlay Iskaashiga Dhaqanka Soomaaliyeed Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho+Sawirro

Kulan Looga Hadlay Iskaashiga Dhaqanka Soomaaliyeed Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho+Sawirro

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In