Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Boqolkiiba sagaashan Ka mida Qawmiyada Rohinga Oo Guryahoodii Ka Cararay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Boqolkiiba sagaashan Ka mida Qawmiyada Rohinga Oo Guryahoodii Ka Cararay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yaraan 90 boqolkiiba Muslimiinta Rohinga ayaa guryahooda ka soo cararay gobolka Arakan ee wadanka Myanmar tan iyo bishii Agoosto waqtigaas oo ay bilaabantey tacadiyo ka dhana qowmiyada muslinka ah ee Rohinga

Kooxaha u dhaqdhaqaaqa Rohingaha  waxay kusoo waramayaan  in tirade  ay intaa ka  badan tahay qawmiyada Rohinga ayaa bilawdey inay ka cararaan  wadankooda ka dib markii mudo laga joogo lix bilood lagu bilaabay isir goyn taasoo ay wadeen ciidamda militariga wadanka Myanmar iyo kooxo Buudiyiin ah

Related posts

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026

Sida laga soo xigtay Ururka Caalamiga ah ee Dhakhaatiirta aan Xuduuda lahayn MSF   ugu yaraan 9,000 Rohingyas ayaa lagu dilay gobolka Arakan bil gudaheed bishii Agoosto 25, sida ay kusoo waramayaan warbaahinta maxaliga  ah iyo kuwa caalamiga ahba in ay ku dhinteen kumanaan qof. Kumanaan qofna ay ku noolyihiin wadanka dariska la ah ee  Bangladesh

Dhanka kale, wasiirada arrimaha dibedda ee wadamada Midowga Yurub ayaa isku raacay in ay diyaariyaan cunaqabateyn la saaro hoggaamiyeyaasha ciidamada ee  Myanmar kuwaasoo la aaminsanyey inay ka dambeeyaan  dilka loo geysto Muslimiinta Rohingya

Sidoo kale  in la xoojiyo xayiraadda hubka ee saran Myanmar

Baaqan ka soo baxay midawga yurub ayaa ah talaabadii ugu wayneyd ee ay ka qaadaan midawga yurub mudadii lixda bilood ahayd ee xaalada adagi ka taagneyd wadanka Myanmar

Previous Post

Isbadel Lagu Sameeyay Taliyayaasha Ciidamada Boqortooyada Sucuudiga

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo furay tababar ku saabsan maamulka iyo dakhliga Gobolka+Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo furay tababar ku saabsan maamulka iyo dakhliga Gobolka+Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo furay tababar ku saabsan maamulka iyo dakhliga Gobolka+Sawirro

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In