Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Boqortooyada Sucuudiga oo 47 qofood ku fulisay xukun dil ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Boqortooyada Sucuudiga oo 47 qofood ku fulisay xukun dil ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu soo waramayaa iney maanta dil ku fulisay Afartan iyo Todo qofood oo lagu eedeeyay falal argagixiso, waxaana dadkaasi ka mid ahaa wadaad Shiico ah oo lagu magacaabo  Nimri Baaqir Al-Nimri.

Dadkan la dilay oo ka koobnaa  47 ruux ayaa la sheegay in 45 ka mid ah ay u dhasheen dalka Sucuudiga halka halka labada kale ay u kala dhasheen dalalka Chad iyo Masar, waxana dadkani lagu eedeeyay argagixisanimo.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Nimri Baaqir Al-Nimri oo ahaa wadaad shiico ah kana mid ahaa dadka la dilay ayaa sanadkii 2012 cambaareyn u jeediyay dowladda Boqortooyada Sacuudiga, isagoo ku baaqay in doorashooyin madax banaan ay ka ka dhacaan dalkaasi.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sacuudiga ayaa sheegtay in dhamaan dadkan lagu helay dambi argagixiso ah.
Dilkan wadaadkan ayaa durbaba waxaa ka dhashay banaan bax looga soo horjeedo oo ay dhigayeen dadka laga tirada badan yahay ee Shiicada.

Iiraan oo ah dal Shiico ah ayaa durba cambaareeysay dilka dadkaasi iyadoo sheegtay in boqortooyada Sacuudigu ay cawaaqib xumo kala kulmi doonto arrinta dilka dadkaasi

Previous Post

Hey’adda Nabadsugidda oo shacabka Cadaado uga digtay iney guryo ka kireeyaan Shabaab

Next Post

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la dardaarmay Saraakiishii dhawaan la dalacsiiyay”Sawirro”

Next Post
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la dardaarmay Saraakiishii dhawaan la dalacsiiyay”Sawirro”

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la dardaarmay Saraakiishii dhawaan la dalacsiiyay"Sawirro"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In