Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada Deegaanka Galinsoor oo codsaday in laga caawiyo adeegyada Bulshada “Sawirro”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Bulshada Deegaanka Galinsoor oo codsaday in laga caawiyo adeegyada Bulshada “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaanka Galinsoor oo  ka mida deegaanada ku yaala xadka kala qeybiya
gobalada Mudug iyo Galguduud ayaa bulshada ku nool  waxaa soo
foodsaaray dhibaatooyin la xariira adeegyada Aas-aaska u ah nolasha iyo
horumarka bulshada sida ay Warbaahinta qaranka ugu warameen xilli
Galinsoor uu booqday  Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Mudug oo isagu
kormeero xaqiiqo raadin ah ku mari doona deegaanada ku yaala dhanka
galbeed ee gobalka Mudug qaar ka mida Waxgaradka iyo masuuliyiinta
maamulka deegaankaasi kuwaasi oo sheegay in hay’adaha iyo maamulada
labada gobal ay isku haleeyeen taasina ay sababtay in bulshada
deegaankaasi iyo deegaanada hoostaga ay wehel u noqdaan caafimaad
la´aan waxbarasho la´aan iyo  hoos u dhac aad u weyn.

Gudoomiyaha Gobalka Mudug C/raxmaan Cali Diiriye ayaa sheegay in
maamulada labada Gobal ee Mudug iyo Galguduud ay ka wada shaqeyn
doonaan xalinta dhibaatooyinka ka jira Galinsoor.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Dhinaca kalana Gudoomiyaha gobalka Mudug ayaa kala qeyb qaatay
bulshada iyo maamulka deegaankaasi dhagax dhiga xarun caafimaad
Garoonka Cayaaraha isagoo sidoo kormeeray dhismaha xarunta maamulka
deegaankaasi oo si isku tashi ah ay ku dhisanayaan bulshada Galinsoor
iyagoona mashaariicda lagu dhisayo isku tashiga ay ugu magac dareen.

Gudoomiayaha Gobalka mudug Mudug C/raxmaan Cali Diiriye ayaa
sidoo kale la filayaa in maalmaha soo socda uu kormeero ku aadan ka
war doonista baahiyada ka jira deegaanada Gobalka Mudug uu ku tago
qaar ka mida deegaanada ku yaala Galbeedka Gobalka mudug kuwaas oo
mudooyinkii u danbeeyay laga soo sheegayay dhibaatooyin la xariira
dhanka amniga baahiyada adeegyada asaaska u ah nolasha aadanaha.

W/Q Wariye C/risaaq Maxamed Axmed Galkacyo

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Casho Sharaf sagootin ah loogu sameeyay Baydhabo”Sawirro”

Next Post

Shirka Wada-tashiga Qorshaha Istiraatiijiyada Qaran ee xakameynta Daacuunka oo ka furmay Muqdisho “Sawirro”

Next Post
Shirka Wada-tashiga Qorshaha Istiraatiijiyada Qaran ee xakameynta Daacuunka oo ka furmay Muqdisho “Sawirro”

Shirka Wada-tashiga Qorshaha Istiraatiijiyada Qaran ee xakameynta Daacuunka oo ka furmay Muqdisho "Sawirro"

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In