Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada Degmada Beladweyne oo loo qabtay wacyigelin ku saabsan ka hortagga COVID-19 “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Bulshada Degmada Beladweyne oo loo qabtay wacyigelin ku saabsan ka hortagga COVID-19 “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu daah furayo ololaha wacyigelinta iyo talosiinta bulshada COVID-19 oo ay ka qeyb galeen maamulka degmada iyo Ururada Bulshada Rayidka ayaa lagu qabtay Baladweyne.

Barnamijkan ayaa waxaa iska kaashanaya GIZ HPRD, waxaana qeyb ka ah Ururka horumarinta Hiiraan oo ka dhisan gobolka.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Maxamed Cabdi Xasan oo ka mid ah Mas’uuliyiinta barnaamijka wada ayaa waxaa uu sheegay in muhiim tahay in bulshada ogaato in xanuunka yahay mid daran, loona bahanyahay in laga digtoonaado.

Cabdirisaq Maxamed Muxumad oo ah Agaasimaha Guud ee Wasaradda Tamarta Kheyraadka biyaha ee Soomaaliya.

Sidoo kale waxaaa ka hadlay Guddoomiyaha Ururka horumarinta Gobolka Hiiraan Cabdi Faarax Cabdi oo sheegay in wacyi gelinta maalmaha soo socda la gaarsiin doono xaafadaha iyo degaannada Hoos yimaado Beledweyn si bulshada loo gaarsiiyo wacyi gelinta.

Guddoomiyaha Degmada Beledweyne Cisman Dhicisow Dhuubow ayaa sheegay in Maamulka Degmada ay soo dhaweynayaan, islamarkaana dadka shacabka u baahan yihiin wacyi gelinta.

Previous Post

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo kulan la qaatay xubno ka mid ah Golaha Wasiirada “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Doxa kula kulmay dhiggiisa Dalka Qatar

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Doxa kula kulmay dhiggiisa Dalka Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Doxa kula kulmay dhiggiisa Dalka Qatar

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In