Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada Gelinsoor oo codsatay in laga gacan siiyo dhameystirka dhismaha Isbitaalka+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Bulshada Gelinsoor oo codsatay in laga gacan siiyo dhameystirka dhismaha Isbitaalka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddi ka kooban maamulka deegaanka iyo bulshada rayidka ah oo gacanta ku haya dhismaha qaybta hooyada iyo dhallaanka oo lagu kordhinayo Isbitalka Galinsoor ayaa ka codsaday bulshada Soomaaliyeed dal iyo dibadba inay ku gacansiiyaan hawsha ay wadaan.

Qaybaha kala duwan ee bulshada  deegaanka oo ay soo mareen dhibaatooyin caafimaad ayaa wali sheegaya inay baahi wayn u qbaan qaybtan hooyada iyo dhalaanka oo ah kuwa bulshada ugu nugul.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Warsame Jaamac Ciise oo madax u ah gudiga wada dhismaha ayaa sheegay in lacago hordhac ah oo ay ka heleen jaaliyadda Sweden iyo bulshada deegaanka ay ku bilaabeen dhismaha, haatana taageero kale ay u baahanyihiin.

Agaasimaha Isbitalka Galinsoor Maxamed Nuur Axmed ayaa sheegay in baahi wayn loo qabo dhamaystirka qaybtan, isagoo xusay in celcelis ahaan bishii 70-Haween ay ku dhalaan Isbitalka, kuwaas oo dayac badani soo wajaho.

Inkastoo dayacaas iyo qalab la’aan uu ku shaqeeyo Isbitalka Galinsoor hadana waxa uu sabab u noqday badbaadinta Haween badan oo xilliga dhalmada la keeno sida ay sheegayso Xamdi Xoosh Cali oo shaqaalaha ka mid ah.

Ugu dambayn Gudoomiyaha deegaanka Galinsoor Cali-siciid Axmed Cabdile “indhakorey” ayaa ka codaysay jaaliyadaha, hay’adaha iyo bulshada gudahaba inay ka caawiyaan dhamaystirka qaybta Hooyada iyo dhallaanka ee Isbitalka.

DSC00108 DSC00112 DSC00114 DSC00115 DSC00116 DSC00117 DSC00118 DSC00119 DSC00121 DSC00122

Previous Post

Daawo Sawirrada: Ammaanka iyo horumarka ka jira degmada Mahadaay

Next Post

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga oo soo bandhigtay fursad shaqo

Next Post
Fursad shaqo oo ka bannaan golaha shacbiga

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga oo soo bandhigtay fursad shaqo

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In