Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada Gobolka Galgaduud oo codsaday in dib loo soo celiyo adeegyadii bulshada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Bulshada Gobolka Galgaduud oo codsaday in dib loo soo celiyo adeegyadii bulshada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamareb ayna ay isugu yimaadeen qaybaha bulshada ee ka kala yimid Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Galgaduud aaya waxay ku codsanayeen in dib loogu soo celiyo Adeegyo Caafimaad oo ay horay u heli jireen balse bilihii la soo dhaafay uu hakad ku yimid kaddib markii sida la sheegay la hakiyey dhaqaalihii lagu bixin jiray kaa soo ka imaanayey Qaramada Midoobay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Qaar ka mid ah bulshada oo isaga kala yimid meelaha hada ay ka jirto baahida caafimaad ayaa waxa ay codsanayaan in dib loogu soo celiyo Adeegyadii ay horay u heli jireen, waxaana xusid mudan in deegaanno dhowr ah ay xirmeen xarumihii Caafimaad ee Dadku Adeegyada ka qaadan jireen waaana meelahaas ka mid ah Gadoon, Xanan-buure, Miir-jiicleey, Huurshe, Xeraale, Ceel-dheere, Laanle, Cali-xasan, Faragooy, Beer-cabdi-faarax iyo Higlaale kuwaasoo kawada tirsan Gobolka Galgaduud.

Axmed Salaad Kulmiye oo ka tirsan Shaqaalaha Hay’adda SWISSO ayaa waxa uu ka warbixinayay shaqaalihii shaqaynayey iyo sida hada dadka Gobolku ugu baahan yihiin Adeegyo Caafimaad.

Ugu Dambayn Guddoomiyaha Degmada Dhuusamareb Macallin Nuur Cilmi Cabdulle ayaa waxa uu codsaday in Dadka loo soo fasaxo adeegyadii Caafimaad ee horay ay u heli jireen, maadaama baahidii wali loo qabo.

Hakadka ku imid bixinta Adeegyadii Caafimaad ayaa si wayn looga dareemayaa Gobolka Galgaduud waxaana Baahidaasi saamasay Bulshada oo ay ugu hureeyaan Haweenka iyo Caruurta.

By: Maxamed Cabdi

Previous Post

Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare oo su’aalo weydiiyay Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo dhambaal hambalyo ah u diray dhiggiisa dalka Turkiga

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Maalinta Calanka

Madaxweyne Farmaajo oo dhambaal hambalyo ah u diray dhiggiisa dalka Turkiga

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In