Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada gobolka Shabeelaha Hoose oo loogu baaqay xoojinta nabadgelyada gobolka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Bulshada gobolka Shabeelaha Hoose oo loogu baaqay xoojinta nabadgelyada gobolka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo ka soconayay degmada Afgooye muddo labo maalin ah ayaa  maanta la soo gaba gabeeyay, waxaana goob joog ka ahaa mas’uulyinta golayaasha dowladda Koonfurgalbeed, odayaasha dhaqanka iyo maamulka gobolka Shabellada Hoose.

Ugu horeyn Guddoomiyaha gobolka Shabellada Hoose Mudane  Ibraahim Aadan Cali Najax   oo ka hadlay Shirka ayaa mas’uuliyiinta maamulka Koonfurgalbeed ku soo dhaweyay degmada Afgooye ee Gobolka Shabellada Hoose,  waxa uuna sheegay in bulshada gobolka ay u  baahanyihin Nabad, waxa uuna ugu baaqay bulshada in ay  ka shaqeyaan nabadda.

Related posts

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026

Nabadoon Jabriil Cusmaan iyo Nabadoon  Gaabow Buule  Xasan ayaa shegay in  ay soo dhawenyaan shirka nabadeynta ee lagu soo gabo gabeeyay Afgooye,  uguna baaqay shacabka in ay qaatan nabadda

Wasiirka dastuurka iyo dib u heshiisinta ee Maamulka Koonfurgalbeed Cabdukhadir Nuur Caraale oo ka hadlay shirka ayaas bulshada kula dar daarmay in ay xoojiyaan nabadda.

Waiirka beeraha iyo Waraabka Maamulka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay  in cadawga Ummadda Soomaaliyed ay yihiin  maleeshiyaadka Al-Shabaab  shacbkana ay meel  uga soo wada jeestaan gobolka Shabellada  Hoose iyo

Previous Post

Kulan looga hadlayay sida loogu gurman karo dadka ay abaaruhu saameeyeen oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in la sii wadi doono howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in la sii wadi doono howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab “SAWIRRO”

Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in la sii wadi doono howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab “SAWIRRO”

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In