Saturday, August 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada iyo maamulka Degmada Waajid oo u istaagay Barnaamij isxilqaan oo ay ku hagaajinayaan garoonka diyaaradaha “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Bulshada iyo maamulka Degmada Waajid oo u istaagay Barnaamij isxilqaan oo ay ku hagaajinayaan garoonka diyaaradaha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Garoonka diyaarada Degmada Waajid oo ah waddada keliya ee u furan  magaalada Waajid ayaa ganacsatada u isticmaalaan keenista waxyaabaha lagama maar maanka ah iyo cidkasta oo ka safraysa ama u safraysa magaalada Waajid taas waxa sababay go’doominta waddooyinka soo gala magaalada oo maleeshiyada Al-Shabaab horey u go’doomiyeen.

Garoonka diyaaradaha Degmada Waajid ayaa maanta waxa ka bilowday barnaamij isxilqaan oo lagu hagaajinayo garoonka iyo dhinacyadiisa, qaar ka mid ah bulshada isxilqaanka qeyb gashay ayaa sheegay sida ay ugu heelanyihiin  barnaamijka.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026

Guddoomiyaha Degmada Waajid mudane Maxamed Macalin Yuusuf oo bulshada kala qeyb galay barnaamijka isxilqaan ayaa bulshada Waajid ku aamay sida ay u garab taaganyihiin maamulka degmada, ayna ka go’antahay inay dib u habeyn ku sameeyaan garoonka diyaaradaha Degmada Waajid ee Gobolka Baay.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo u amba baxay Baydhabo

Next Post

Madaxweynaha Jubaland oo kulan laqaatay xubno katirsan guddiga Doorashooyinka heer federaal iyo HDG 

Next Post
Madaxweynaha Jubaland oo kulan laqaatay xubno katirsan guddiga Doorashooyinka heer federaal iyo HDG 

Madaxweynaha Jubaland oo kulan laqaatay xubno katirsan guddiga Doorashooyinka heer federaal iyo HDG 

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

August 13, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In