Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada ku nool Kismaayo oo la siiyay tababar la xiriirta ka hortagga cudurka COVID-19

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Tirada dadka qaba COVID-19 ee Caalamka oo Shan milyan kor u dhaafay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda caafimaadka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfurtay tababar bulshada looga wacyigalinayo halista cudurka Caronavirus kaasoo saameen ku yeeshay bulshada caalamka.

Isku duwaha Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Jubbada Hoose oo daahfuray tabsbarkasi ayaa tilaamay in  cudurka COVID-19 saameyn uu ku yeeshay bulshads, loona baahanyahay inay ka faa’iideystaan tababarka la siinayo ka qeyb galayaasha.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Qaar kamid ah bulshada ku dhaqan magaalada Kismaayo oo tababarkan loo daahfuray kana hadlay ahmiyadda goobta ayaa uga mahadceliyay mas’uuliyiinta Wasaaradda tababarida bulashada sidii ay isaga ilaalin lahaayeen cudurka halista badan ee COVID-19.

Bulshada ku nool Kismaayo oo la siiyay tababar la xiriirta ka hortagga cudurka COVID-19

Wasaaradda caafimaadka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfurtay tababar bulshada looga wacyigalinayo halista cudurka Caronavirus kaasoo saameen ku yeeshay bulshada caalamka.

Isku duwaha Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Jubbada Hoose oo daahfuray tabsbarkasi ayaa tilaamay in  cudurka COVID-19 saameyn uu ku yeeshay bulshads, loona baahanyahay inay ka faa’iideystaan tababarka la siinayo ka qeyb galayaasha.

Qaar kamid ah bulshada ku dhaqan magaalada Kismaayo oo tababarkan loo daahfuray kana hadlay ahmiyadda goobta ayaa uga mahadceliyay mas’uuliyiinta Wasaaradda tababarida bulashada sidii ay isaga ilaalin lahaayeen cudurka halista badan ee COVID-19.

Previous Post

Madaxweynaha Koofur galbeed oo muqdisho soo gaaray +Sawirro

Next Post

DAAWO SAWIRRADA: Daamaashaadka Maalinta Labaad Ee Ciiddul Adxa

Next Post
DAAWO SAWIRRADA: Daamaashaadka Maalinta Labaad Ee Ciiddul Adxa

DAAWO SAWIRRADA: Daamaashaadka Maalinta Labaad Ee Ciiddul Adxa

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In