Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada Mudug oo codsatay in lagala qeybqaato dhismaha Masjidka Deegaanka Saddex Higlo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Bulshada Mudug oo codsatay in lagala qeybqaato dhismaha Masjidka Deegaanka Saddex Higlo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Iyo Culimada Deegaanka Saddax Higlo ee Gobalka Mudug ayaa codsaday in lagala qeyb qaato Dhismaha Masjidkii Jaamaca ee Deegaanka oo Dumay kadib in ka badan Konton sano oo uu dhisnaa

Halkaan waa dhismiha Masjidkii weynaa ee Jaamaca ee deegaanka Saddax Higlo ee Gobalka Mudug, Masjidkaan oo dhisnaa in ka badan 50 sano ayaa gabi ahaanba dumay waxaana haatan socanaya qorshe dib u dhis Loogu sameeynayo maadaama baahi weyn ay u qabaan bulshada ku nool halkaasi taas oo la xariirta Barashada Culuumta Diinta Islaamka faafinta iyo Gudashada Cibaadada Alle u waajibtay

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Munaasabada bilowga dib u dhiska Masjidka oo ay ka qeyb galeen Culimada Gobalka iyo maamulka deegaanka ayaa ugu horeyn waxaa ka hadlay Qaar ka mida Culimada deegaanka kuwaas oo sheegay in Qeybo badan uu kasoo dumay maadaama uu dhisnaa Muddo ku dhow sida ay sheegeen 60 sano, isla markaana muddooyinkii u danbeeyayba Cabsi badan laga qabay in uu dadka ku cibaadeeysanaya iyo kuwa lagu barayo Culuumta Diinta Islaamka kusoo dumo dhibaatana ay ka dhalata iyagoo xusay in haatan laga dhigayo Shub sidaa Awgeedna ay Codsanayaan in laga qeyb qaato dhismihiisa

Guddoomiyaha Golaha Sare ee Culimada Galmudug Sheekh Muxyadiin Sheekh Yuusuf Barre iyo Guddoomiyaha Deegaanka Sadax Higlo Khaliif Warsame Maxamed ayaa si wadajir codsaday in loo baahan yahay in laga qeyb qaato sidoo kalana sheegay in dhismaha Masjidka Qiyaas ahaan uu ku kacayo ugu yaraan Sideetan Kun oo dollar ugu badnaana 120 kun oo dollar.

 

Previous Post

Ibraahim Sheekh oo ka tirsanaa Khawaarijta oo isku dhiibay Ciidanka Xoogga

Next Post

Xildhibaan Cabdimaali Cabdalla ” Sidaad iskaga dul qaadeen heeryada Khawaarijta,ayaan idinku boggadinayaa”

Next Post
Xildhibaan Cabdimaali Cabdalla ” Sidaad iskaga dul qaadeen heeryada Khawaarijta,ayaan idinku boggadinayaa”

Xildhibaan Cabdimaali Cabdalla " Sidaad iskaga dul qaadeen heeryada Khawaarijta,ayaan idinku boggadinayaa"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In