Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Soomaaliya yaa ku baaqay in la xoojiyo Horumarka Afka Hooyo ee Soomaaliga ayagoo xusay in ay jiraan waxyaabo badan oo hoos u dhac ku keney afka Soomaaliga.
Wasiir kuxigeenka qorsheynta Cabdulllaahi Sheekh Cali Qaloocow ayaa guud ahaan ka codsaday Shacabka Soomaaliyeed in ay kaalin wayn ka qaataan Horumarinta afka hooyo.
halkaan ka dhageyso