Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Burundi oo isaga baxday xubin-nimadii Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC-da

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Burundi oo isaga baxday xubin-nimadii Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC-da
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Baarlamanka Dalka Burundi ayaa Cod aqlabiyad ah ku meel mariyay inuu Dalkaasi isaga baxo Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC (International Criminal Court) oo uu fadhigeedu yahay Magaalada Hague ee Dalka Holland.

Arrintan ayaa timid, markii ay dhawaan Qaramada midoobay sheegtay inay baarayso gabbood fallo la sheegay inay Dowladdu geysatay, xilligii ay Dalkaasi ka socdeen qalalaasaha Siyaasadeed.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

94 Mudane oo ka tirsan Xildhibaannada Dalkaasi ayaa u codeysay haa, waxaa diidday Laba xubnood, halka 14 mudane ay ka aamustay inay dhanna raacaan, waxaana tallaabadan soo dhoweeyay Madaxweynaha Dalkaasi, Pierre Nkurunziza.

Xeer ilaaliyaha Maxkamadda dembiyada Caalamiga ah,haweeneyda lagu Magacaabo ,Fatou Bensouda, ayaa sheegtay inay Bishii April ee Sanadkani Sameeyeen baaritaanno hor dhac ah, kuwaasoo ay ku ogaadeen inay jiraan tacaddiyo ka dhan ah rayadka oo ay ka mid yihiin, dil, Kufsi iyo jirdil, waxaanay eedeyntaasi dusha ka saartay xubno ka mid ah Dowladda Burundi.

Golaha wasiirrada Dalka Burundi ayaa horraantii Bishan ku dhowaaqay, Bujumbura inay qorsheysay ka bixista Maxkamadda Caalamiga ICC, taasoo ay horay ugu ololeynayeen qaar ka mida waddamada bariga Afrika.

Previous Post

Dib u dhac ku yimid Jadwalka Doorashooyinka Maamulka Hirshabeelle

Next Post

Kenya oo sii deysay Nin British ah oo ay ku eedeysay Argagixisanimo

Next Post
Kenya oo sii deysay Nin British ah oo ay ku eedeysay Argagixisanimo

Kenya oo sii deysay Nin British ah oo ay ku eedeysay Argagixisanimo

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In