Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Buugga diiwaangelinta Tacsida Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Gen. C/raahman Mahamed Hassaan (Siwar Al Dahab) oo Muqdisho laga furay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Buugga diiwaangelinta Tacsida Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Gen. C/raahman Mahamed Hassaan (Siwar Al Dahab) oo Muqdisho laga furay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safaaradda Sudan ee Somalia ayaa ka furtay magaalada Muqdisho buugga diiwaangelinta Tacsida  Madaxweynihii hore ee dalkaasi General C/raahman Mahamed Hassaan (Siwar Al Dahab) oo ku geeriyooday Isbitaal Mileteri oo ku yaal magaalada Riyad ee Caasimaada Boqortooyada Sacudi Carabiya oo in muddo ah halkaa lagu daweynayay.

1985-tii ilaa 1986-dii ayuu madaxweyne ka ahaa dalka Sudan, isagoo noqday madaxweynihii 5-aad ee soo mara dalkaasi Sudan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ergada Safaaradda Sudan ee Somaaliya ayaa soo saartaya bayaan oo ay ku wargrlinayso in buugaasi Tacsida marxuumka uu furan yahay maalmaha sabtida ,Axada iyo Isniinta oo ka bilaabmaysa manta oo Sabti ah saacadda 11 ka Subaxnimo ilaa 4 ta Galabnimo iyadoo buugga diwaangelinta Tacsida uu yaallo Xarunta safaarada ee Muqdisho.

Bayaankaa ay soo saartay Safaaradda Sudan ee Muqdisho ayaa lagu xusaay hawlihii uu marxuumku u soo qabtay dalkiisa,wuxuuna  General   C/raahman Mahamed Hassaan (Siwar Al Dahab) uu  sanadkii 1935 ku dhashay magaalada Umu Durmaan ,wuxuuna ka qalan jebiyay kuliyadda dagaalka ee Sudan Sanadkii 1955-tii

Previous Post

Rafcaanlayaal  go’aan ay ka gaartay Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Side

Next Post

Maxkamadda Sare ee C.Q.S oo ku raacaday xukun ay horay u riday maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada

Next Post
Maxkamadda Sare ee C.Q.S oo ku raacaday xukun ay horay u riday maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada

Maxkamadda Sare ee C.Q.S oo ku raacaday xukun ay horay u riday maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In