Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

C/rashiid Yuusuf Jibriil oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
C/rashiid Yuusuf Jibriil oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

C/rashiid Yuusuf Jibriil ayaa loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, kaddib doorasho saaka ka dhacday magaalada Garowe.

Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ay ku tartamayeen illaa saddex musharax ayaa waxaa wareegii labaad u soo gudbay labo Musharax oo kala ahaa C/rashiid Yuusuf Jibriil iyo C/jamaal Cismaan.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

C/rashiid Yuusuf Jibriil ayaa wareeggii labaad helay codod dhan 46 cod, taasoo ka dhigan inuu helay aqlabiyada ugu badan Baarlamaanka Puntland.

Sidoo kale Musharaxii kale ee la tartamayay Cabdi Jamaal ayaa isna helay 17.

Previous Post

Hirshabeelle oo faahfaahin ka bixisay shirkii Garowe ee gudigga maaliyadda, Aqalka sare iyo Dowlad Goboleedyadda

Next Post

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay siyaasadda Qaran ee Qaxootiga soo Guyo-noqonaya iyo Barakacayaasha “Sawirro”

Next Post
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay siyaasadda Qaran ee Qaxootiga soo Guyo-noqonaya iyo Barakacayaasha “Sawirro”

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay siyaasadda Qaran ee Qaxootiga soo Guyo-noqonaya iyo Barakacayaasha "Sawirro"

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In