Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Caalamka oo laga soo dhoweeyay kulankii madaxda 2-da Kuuriya

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Caalamka oo laga soo dhoweeyay kulankii madaxda 2-da Kuuriya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa soo dhoweeyay kulanka dhexmaray labada hogaamiye ee W/ iyo K/Kuuriya,kaas oo uu ku tilmaamay in uu irdaha u furayo heshiis guud oo laga yeesho arimaha hubka niyuklerka.

M.Trump waxa uu dhanka kale sheegay inuu sii wadi doono cadaadiska uu ku hayo Kuuriyada Waqooyi si uu isugu dayo in gacanka Kuuriya looga ciribtiro hubka nukliyeerka.

Hadalkiisa ayaa imanaya kaddib shirkii guusha ku soo dhamaaday  heeshiiskii  dhexmaray hogaamiyayaasha labada Kuuriya, shirkaas oo labada hogaamiye ee Waqooyiga iyo Koonfurta ay ku sheegeen inay si caadi ah u soo afjari doonaan dagaalka Kuuriya kaddib  70-sano oo khilaaf ah

Dalal kale ayaa soo dhoweeyay tallaabada ay qaadeen hogaamiyaaasha labada Kuuriya,waxaana qalabka warbaahinta ee labada caasimadood ay baahinayaan warar laab -qaboojin ah  oo aan laheyn wax xiisad ah.

Previous Post

Boqolaal Qoys oo ka Barakacay Magaalada Baardheere kadib Fatahaad uu sameeyey webiga Jubba

Next Post

Faahfaahin ka soo baxaysa qarax ka dhacay Gaalkacyo

Next Post
Faahfaahin ka soo baxaysa qarax ka dhacay Gaalkacyo

Faahfaahin ka soo baxaysa qarax ka dhacay Gaalkacyo

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In