Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Hirshabeellle Mudane Maxamed Xasan Kulmiye isagoo xilkaas u Magacaabay Mudane Nuur Xasan Sheekh Muuse.
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...











