Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Mudane Cali Jeyte Cismaan u magacaabey Inuu noqdo U Qeybsanaha Xafiiska Madaxweyne ee Arrimaha Ciidanka Difaaca Dadweynaha (Macawisleyda) ee Soomaaliya.
Mudane Ali Jeyte Cismaan, ayaa horey u soo noqday Guddoomiyaha gobolka Hiiraan iyo sida kale Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, isagoo door weyn ku leh dagaalka Khawaarijta dalka looga xorreynayo.
Cali jeyte ayaa ahaa qofkii hoggaaminayay dagaalla ay lagaleen Bulshada dagto Hiiraan dagaalka qaraareey oo ay ugu xurreeyay khawaarijta qeybo badan oo Gobalka hiiraan ah.