Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cambodia oo Ukraine uga digtay Isticmaalka Bambooyin halis ah ee uu Mareykanka ugu deeqay

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Cambodia oo Ukraine uga digtay Isticmaalka Bambooyin halis ah ee uu Mareykanka ugu deeqay

Hun Sen, Cambodia's prime minister, speaks during the World Economic Forum for Association of Southeast Asian Nations (ASEAN) in Kuala Lumpur, Malaysia, on Wednesday, June 1, 2016. Malaysia appointed new directors to 1Malaysia Development Bhd. after dissolving the advisory board that was headed by Najib amid global investigations into alleged money laundering and embezzlement at the state fund. Photographer: Charles Pertwee/Bloomberg via Getty Images

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalka Cambodia oo khibrad xanuun badan ka dhaxlay Duqeyntii Maraykanka uu u adeegsaday Bambooyinka Clusterka muddo haatan laga joogo Nus Qarni ayaa Baaq u dirtay Dowladda Ukraine oo layaga yaabo inay qorsheyneyso Isticmaalka Bambooyinka ay dowladda Maraykanka ugu deeqay.

Ra’isul-wasaaraha dalka Cambodia, Hun Sen, ayaa fariin u diray Madaxda dalka Ukraine, isagoo ku booriyey inaysan adeegsan Bambooyinkan halista badan ee loo yaqaanno Cluster Bombs.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Hun Sen, ayaa tilmaamay inay khatar weyn ku noqon doonto dadka Reer Ukraine ilaa boqolka sano ee soo socda, haddii ay Bambooyinka Clusterka u adeegsadaan dagaalka ay kula jiraan Ruushka.

Baaqan ayaa soo baxay, kadib, markii ay Dowladda Maraykanka ku dhawaaqday Qorshaha ay Ukraine ugu dirayaan Hubkaasi, si ay ugu adeegsadaan Dagaalka ay Milliteriga Ruushka kula jiraan.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay xaflad loogu mahadcelinayay Guddigii qaban qaabada xuska Xoriyadda

Next Post

Duqa Muqdisho oo ballan qaad dhaqaale u sameeyay Wiil Suuriyaan ah

Next Post
Duqa Muqdisho oo ballan qaad dhaqaale u sameeyay Wiil Suuriyaan ah

Duqa Muqdisho oo ballan qaad dhaqaale u sameeyay Wiil Suuriyaan ah

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In