Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Caruur Soomaaliyeed oo waalidiintoodi ka maqnaayeen oo lagu soo bandhigay dalka Kofur Africa (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Caruur Soomaaliyeed oo waalidiintoodi ka maqnaayeen oo lagu soo bandhigay dalka Kofur Africa (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Caruurtaan Soomaalida ah ayaa waxaa ay waalidiintoodii ka maqan yihiin mudo dhowr sano ah, ayaa lagu soo bandhigay dalka Kofur Africa, kadib markii la ogaaday cidda heysa.

Afartii sano ee la soo dhaafay waxaa Nasiib u yeeshay hay’add Islaam ah oo xanaaneysa caruurta aan waalidiinta laheyn, kadib markii ay go’aan maxkamadeed ugala soo wareegtay dad caddaan ah ooi marki hore dowlada u gacan gelisay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dadaal dheer oo ay sameeyeen ururka saxafiyiinta Soomaliyeed ee koofur afrika oo ka war helay caruurtaan ayaa waxaa ay ku guuleysteen in ay kulan siiyaan qaar ka mid ah madaxda jaaliyadda Soomaaliyeed iyo mas’uuliyiintii gacanta ku heysay caruurta, si odayaasha soomaaliyeed u raadshaan eheladii iyo waalidiintii dhashay caruurtaan isla markaana dib loogu soo celiyo gacanta waalidiintii dhalay caruurtaasi.

Madaxa odayaasha Soomaaliyeed ee gobalka Western Sheekh Daahir Baasto oo goobta kula wareegay warqadihii dhalashada ee caruurta ayaa hadal kooban siiyay warbaahinta oo dadaal dheer u gashay sidii ay usoo bandhigi laheyd xaaladda caruurtan.

Caruurta oo ay da’doodu kala tahay 11 sano 9 sano iyo 7 sano jir ayaa waxa ay noosheegeen in ay markasta ku duceytaan in ay dib u arkaan waalidiintii dhashay waxa ayna farxad helaan markasta oo aan booqano iyagoo u heysta in qof kasta oo Soomaali ah uu yahay waalidkood.

HADABA CIDII WAX FAAFAAHINA OO LA XARIIRTA CARUURTAAN DOONEYSA AMA HEYSA HAKALA XARIIRTO EMAILKAAN
[email protected] tell: 0027834845006 0027846881493.

caruur

caruur2

caruur3

caruur4

caruur5

caruur6

Previous Post

Jordon Mutch iyo Shola Ameobi oo Ku Biiray Kooxda Crystal Palace

Next Post

Qaramada Midoobay oo ka dayrisay xaaladda bani’aadannimo ee Soomaaliya

Next Post
Qaramada Midoobay oo ka dayrisay xaaladda bani’aadannimo ee Soomaaliya

Qaramada Midoobay oo ka dayrisay xaaladda bani'aadannimo ee Soomaaliya

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In