Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Caruur tabaaleeysan oo dhar ciid loogu qeeybiyay degmada Xamarweyne

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Caruur tabaaleeysan oo dhar ciid loogu qeeybiyay degmada Xamarweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Degmada Xamarweyne ee gobalka Banaadir ayaa Xarunta Degmadaasi dhar ugu qeybiyay 182 caruur ah oo qoysaskoodu  danyar yihiin Kuwaasi oo loogu talagalay in ay ku ciidan.

Gudoomiyaha Degmada Xamarweyne ee Gobalka Banaadir Cabdiqaadir Maxamed Cabduqaadir ayaa Radio Muqdisho u sheegay in 182 caruur ah maanta loo qeybiyay dhar ay ku ciidaan iyo qalab waxbarasho, isagoo uga mahadceliyay hey’adda soo dhiibtay dharka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Sidaad u jeeddan Maanta Degmada Xamarweyne  waxaa laga qeybiyay  Dharka Ciidda oo Caruurta Fuqarada ah, masaakinta ah,  waxba heysan oo loogu talagalay  waxey gaarayen 182 iyo kun oo rag waaweyn ah oo la siinayo cambuur qamiis ee guud ahaan waxaa noo keenay walaala  hey’ada Igaasal Islam” ayuu yiri gudoomiyaha degmada X/weyne.

Guddoomiyaha degmada X/weyne ayaa uga mahadceliyay hey’adda caruurtaasi u qeybisay dharka ciidda, wuxuuna tilmaamay iney muhiim tahay in caruurta danyarta ah ay farxad kula ciidaan caruurta kale ee asaagood ah.

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Jaamacadda Plasma oo deeq lacageed u qeybisay 100-qof oo ka mid ah dadkii ka soo qaxay Yemen

Next Post
Jaamacadda Plasma oo deeq lacageed u qeybisay 100-qof oo ka mid ah dadkii ka soo qaxay Yemen

Jaamacadda Plasma oo deeq lacageed u qeybisay 100-qof oo ka mid ah dadkii ka soo qaxay Yemen

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In