Harare, Zimbabwe Saddex qof ayaa ku dhimatay dibadbaxyo ka dhacay caasimadda Zimbabwe ee Harare, sidaasi waxaa yiri Raadiyaha dawlada Zimbaabwe ZBC....
Madaxwaynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta, iyo hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya,...
Ciidamada Dowladda Zimbabwe ayaa Xabsiga dhigay Guddoomiye ku xigeenka Jaamacadda Zimbabwe ninka lagu magacaabo livi niyagora kadib markii uu shahaado...
Guddoomiye ku xigeenka haay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed Maxamed Aamiin Cabdulle Cismaan ayaa faah faahin ka bixiyay shirkaan oo...
Labada dal ee Jabuuti iyo Marocco ayaa kala saxiixday heshiisyo dhanka iskaashiga, siyaasadda iyo Socdaalka. Dhinaca Dowladda Jabuti waxaa heshiiskaasi...
Guddoomiyaha iyo saraakiil kale oo ka tirsan guddida oo warfidiyeenka kula hadlay xarunta guud ee tirinta codadka ayaa waxa uu...
Dowladda Burundi ayaa lagu wadaa inay Maanta oo Jimca ah isaga baxdo xubinnimada Maxkamada caalamiga dambiyada dagaalka ee ICC-da. 27-kii...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...
Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...
Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...
Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho