Maxkamad ku taala Kenya ayaa maanta la soo taagay saddex eedeysane oo lala xiriirinayo weerarkii xarunta Westgate. Garsooraha Maxkamadda Nairobi...
Aqalka Sare Baarlamaanka Ethiopia ayaa Dowladda Federaalka ka dalbaday in ay miisaaniyadda ka goyso Golaha Maamulka ee Dowlad Goboleedka Tigreega....
Xoghayaha dhinaca saxaafadda u qaabilsan Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka haweeneyda lagu magacaabo Kayleigh McEnany ayaa laga helay cudur...
Midowga Yurub ayaa qorsheynaya in uu ku dhawaaqo wax ka qabashada dhibaatada tahriibka ee Qaarada Yurub. Qorshahan cusub ee soo...
Madaxa Golaha Ku-meel-gaarka ee ka Taliya Suudaan, Cabdifataax Al-Burhaan, oo ku sugan dalka Isu tagga Imaaraatka Carabta ayaa kala xaajooday...
Ra'iisul Wasaaraha UK, Boris Johnson ayaa berri ka fiirsanaya inuu adkeeyo xayiraadaha COVID-19 ee Ingiriiska, kadib markii uu sheegay in...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dalka Suudaan Taaj Al-Siri Cali ayaa sheegay maanta oo Arbaco ah in la soo qabtay 41...
100 ka mid ah ciidmada Wadanka Senegal oo shaqada Nabad ilaalinta u jaooga dalka Gambia ayaa laga helay xanuunka COVID-19....
Wasiirka arimaha gudaha Kenya ayaa amray in la xayiro hantida iyo lacagaha bangiyada ugu jira 9 muwaadin oo Kenya u...
Hey'adda xuquuqda aadnaha ee Human rights watch ayaa maanta sheegtay in shaqaalaha caafimaadka dalka Suuriya ay u dhimanayaan cudurka COVID-19....
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho