Doorashadaan ayaa markii ugu horeysay muddo boqol sano ah maanta laqabanayaa waxaa ayna daba joogtaa doorashooyinkii horay uga dhacay dalka...
Xubnaha Aqalka Wakiilada dalka Mareykanka ayaa meel mariyay shaci ka hortagaya waxa loogu yeeray xarig aan sabab lahayn, jirdil, iyo...
Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay sharci lagu taageerayo kooxaha dimoqoraadi doonka ee dibad baxyada ka wado Ismaamulka Hong Kong....
Senator Jeanine Áñez oo hogaamisa xubnaha mucaaradka dalka Bolivia ayaa ku dhawaaqday in ay tahay Madaxwaynaha ku meel gaarka ah...
Booliska dalka Thailand ayaa sheegay in ugu yaraan 15 ruux ku dhinteen weerar ay koox hubaysan ka geeysteen koonfurta dalkaasi....
Mas’uuliyiinta doorashada Algeria ayaa sheegay in doorashada madaxtinimada ee ka dhaceysa dalkaasi bisha soo socota ay ku tartami doonaan shan...
Ugu yaraan 60-ruux ayaa dhimatay,in ka badan 40-na waxaa soo gaaray dhaawacyo ka dib markii dab ka dashay gaas uu...
Dowladda Chile ayaa sheegtay in ay ka baxday marti galinta labo shir oo caalami ah kuwaas oo bilaha soo aadan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika oo maanta...
35-ruux ayaa dhimatay ,afar kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo kadib kolkii gaari Bas ah oo siday dad rakaab ah oo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho