Hoggaamiyaha kooxda Xizbullah ee dalka Lubnaan Sheekh Hassan Nasrallah ayaa Sabtidii sheegay in kooxdiisa ay dooratay inay duqeymaha Israel uga...
Dowladda Madagascar ayaa sheegtay in lasoo xiray 21 qof oo ka danbeeyay sida la sheegay isku day dilka madaxweynaha dalkaas...
Wararka ka imanaya dalka Masar ayaa sheegaya in ciidamada militariga dalkaasi ay laayeen in ka badan 80 ka mid ahaa...
Qaramada Midoobey ayaa ugu baaqday dhammaan dhinacyada siyaasiyiinta ee dalka Tuunis inay ka fogaadaan rabashad iyo in dalka uu galo...
Ganacsadaha caanka ah, horayna usoo noqday Ra’iisul Wasaare Najiib Miiqaati ayaa maanta helay kalsoonida baarlmaanka dalka Lebanon si uu soo...
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma oo hadda maxbuus ah ayaa loo golaaday inuu xabsiga ka bixi karo si...
Booliska Heyti ayaa sheegay inay xireen dhaqtar ay rumeysan yihiin inuu yahay eedeysane muhiim ah oo la tilmaamay in uu...
Dowladda Hindiya ayaa sheegtay in biriq ay dishay 74 qof, 24 saac ee lasoo dhaafay Biriqdaan ayaa ku dhufatay seddex...
Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa la kulmaysa Madaxweynaha Mexico Andres Manuel Lopez Obrador maanta oo talaada ah. Kulankaan ayaa...
Dowladda Nigeria ayaa sheegtay in lasoo daayay 11 arday oo ka mid ah 100 arday oo lagu afduubtay gobalka Niger...
𝑹𝒂’𝒊𝒔𝒖𝒍 𝑾𝒂𝒔𝒂𝒂𝒓𝒆 𝑿𝒂𝒎𝒔𝒂 ayaa 𝒒𝒂𝒅𝒌𝒂 𝒕𝒂𝒍𝒆𝒆𝒇𝒐𝒐𝒏𝒌𝒂 𝒖𝒈𝒖 𝒉𝒂𝒎𝒃𝒂𝒍𝒚𝒆𝒆𝒚𝒂𝒚 𝑴𝒂𝒅𝒂𝒙𝒘𝒆𝒚𝒏𝒂𝒉𝒂 𝑱𝒂𝒃𝒖𝒖𝒕𝒊 𝑰𝒔𝒎𝒂𝒂𝒄𝒊𝒊𝒍 𝑪𝒖𝒎𝒂𝒓 𝑮𝒆𝒆𝒍𝒍𝒆
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Tripoli kaga qayb-galay...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan farsamo...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho