Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo Eng Maxamed Cabdi Cilmi ayaa soo xiray tartanka kubadda Cagta Deegaannada Hoosyimaada magaalada Gaalkacyo. Tartanka oo...
Degmada Warta Nabadda ayaa u soo baxday Afar dhammadka tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaanmada Gobolka Banaadir 2021 kadib markii...
Cayaartooyda Degmada Cabdicasiis ayaa u soo baxday afar- dhammaadka Tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021. Cayaartooyda Degmada...
Degmada Hodon ayaa u soo baxday afar- dhamaadka tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir 2021. Hodon oo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Jaamac Xasan Cabdulle oo ay weheliyaan Agaasimaha...
Tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021 ayaa maanta Wareegga kooxaha lasoo gabagabeeyay. Cayaartooyda Degmada Kaaraan ayaa 31-24...
Tartanka kubadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banadir 2021 oo si habsami leh uga socdo garoonka Wiish ee Degmada C/casiis...
Cayaartooyda Degmada Shangaani ayaa 21-20 uga badiuay dhigooda Degmada Waaberi, kulan ka tirsan tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka...
Cayaartooyda Degmada Hodon oo tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka Daafacanaya ayaa guulaysatay kulanki sadexaad oo xiriir ah, kadib markii ay maanta...
Tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir 2021 ayaa si hansami leh uga socdo garoonka Wiish Degmada C/casiis ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho