Monday, May 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Wasiirka Dhallinyarada oo kormeeray garoonka kubadda cagta ee Stadium Mogadishu “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Wasiirka Dhallinyarada oo kormeeray garoonka kubadda cagta ee Stadium Mogadishu “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo Cayaaraha Mudan Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan guddoomiyaha degmada Warta Nabadda Zeynab Xaabsay, Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliya Cali Cabdi Maxamed, iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta kormeer ku sameeyay garoonka kubadda cagta ee Stadium Mogadisho oo dhowaan marti gellin doona ciyaaraha dowlad goboleedyada ee sanadkan, waxaana halkaas ku soo dhoweeyay agaasimaha garoomada ee Wasaaradda Cabdullaahi Cabdi Maxamed.

Wasiirka iyo mas’uuliyiinta la socotay ayaa si gooni ah ugu kuurgalay Xayndaabka (Fence) kala sooca ciyaaryahannada iyo daawadayaasha oo wasaaraddu ay ka shaqaynayso sidii loogu dhisi lahaa garoonka maadaama uu qayb weyn ka qaadanayo bedqabka ciyaaryahannada iyo taageerayaasha labadaba.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026

Wasiir Maxamed Barre ayaa amray agaasimaha garoomada ee Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha Cabdullaahi Cabdi Maxamed ( Xiirey)  in la dedejiyo qorshaha dhismaha Xayndaabka.

Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa Wasaaradda ku soo kordhiyay waax loogu tallo galay dayactirka iyo horumarinta garoomada dalka si dhallinyarada Soomaaliyeed u helaan garoomo tayo leh.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Siyaasadda Midowga Yurub “SAWIRRO”

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo la afuray qeybaha bulshada ee degmada Kaaraan “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo la afuray qeybaha bulshada ee degmada Kaaraan “SAWIRRO”

Maamulka Gobolka Banaadir oo la afuray qeybaha bulshada ee degmada Kaaraan "SAWIRRO"

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
0

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026
0

Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

May 11, 2026
0

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Biljimka ayaa ku baaqday midnimo iyo in shacabka Soomaaliyeed ay si firfircoon uga qayb...

Shacabka Muqdisho oo bannaanbax lagu taageerayo horumarka Caasimadda isugu soo baxay

Shacabka Muqdisho oo bannaanbax lagu taageerayo horumarka Caasimadda isugu soo baxay

May 11, 2026
0

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa saaka isugu soo baxay bannaanbax ay ku muujinayeen taageeradooda Dowladda Federaalka Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In