Markii u horeysay ee dhallinyaro Soomaali ah ay ka caroodaan falalkii ama dhibaatooyinkii ay la yimaadeen gumeysiga cusub ee reer...
Xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga waa xiriir diblomaasi oo dhinacyo badan leh, Xiriirkaan oo ah mid taariikhdiisa fogtahay ayaa waxa aan...
Qaybo badan oo ka mid ah Jamhuuriyadda Soomaaliya waxaa ku dhuftay Abaaro baahsan kuwaas oo ay ku nafwaayeen Muwaadiniin Soomaaliyeed,...
Dejinta iyo ansixinta Dastuurka Agoosto 2012 – Dhisidda Baarlamaankii 9-aad ee Soomaaliya - Ka bixiddii ku-meel-gaarnimada Taniyo 2008 waxaa lagu...
Doorashadii Golaha Shacabka Dawladda ku-meel-gaarka ee lagu soo dhisay Embakati, Kenya - 20-kii Agoosto 2004 Maadaama ay dhamaatay muddadii xilhaynta...
Kordhinta muddada xilhaynta Golaha Shacabka iyo Dejintii Dastuurka 1990 Dhamaadkii sideetaankii waxaa aad usoo kordhay guuxa dadweynaha oo ay ku...
Afti Qaran 25 Agoosto 1979 oo lagu ansixiyey Dastuurka Jamhuuriyadda Demoqraadiga Soomaaliya Muddo 3 sano gudahood waxaa lagu sameeyey Dastuurkii...
Laga bilaabo 21 Oktoobar 1969 markii ay saacaddu ahayd 03:00 habeennimo waxay CQS caddeeyeen in ay laaleen Dastuurka iyo dhamaan...
Casharrada laga bartay xilligan waxaa ka mid aha, in musharraxiinta intii doorashada xildhibaannimada ku guuleysatay waxay badankood haddiiba ku biireen...
Doorashooyinka Golaha Sharcidejinta 4-aad ee Qaranka 26 Maarso 1969: Dorashooyinkan la qabtay bishii Maarso 1969, waa doorashadii 3-aad uguna dambaysay...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho