Masuuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa garoonka diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo kusoo dhaweeyay ciidamo ka qeyb qaadayana Xoraynta Degmada Xarardheere ee Gobolka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha la doortay ee degmada Cabudwaaq iyo ku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulan is-xogwaraysi iyo kala...
Guddoomiyaha Hay'adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa ka qaybgalay xaflad dib loogu soo wareejinayay xaruunta howlgallada gurmadka...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka mudane Salax Axmed jaamac ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda dib usoo wareejinta xarunta qaran...
Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegtay in Washington ay diyaar u tahay in Moscow ay kala hadasho heshiis Cusub oo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa magaalada Istanbul kaga qeybgalay Shirka Istaraatiijiyadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qeyb galay Munaasabadda Qalin-jabinta Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee sanadka ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galaya Xafladda qalin jabinta dufcaddii labaad ee Jaamacadda Nabadda ee...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoonka Golaha Haweenka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta soo gebagabeysay tababar muddo 14 maalmood ah socday, kaas oo lagu baranayey diyaarinta iyo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho