Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka tacsiyeeyay geeridda xaqa ah ee Nabadoon Cilmi Xagar Guure oo...
Maamulka isbitaalka Demartino ayaa shaaciyay in isbitaalku uu qaban doono Olole qaliin lacag la’aaneed kaas oo loogu talagalay dadka dan...
Maxamed Xasan Nuur oo katirsana kooxda Argigixisada Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Hay'ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed...
Shirkii Golaha Wasiiradda XFS oo looga hadlay hawl-gallada dib-u-xoraynta deegannada argagixisadu shacabka ku dhibaateeyaan, ayaa lagu bogaadiyay guulaha ay ciidanka...
Ciidanka Xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa in ka badan 40 ka tirsan Maleeshiyada Argagixisada Al-Shabaab ku dilay deegaanka Ceel...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa deeq Raashiin ah gaarsiiyay Barakacayaal ku sugnaa...
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Cabdiraxmaan Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la qaatay jaaliyadda...
Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday 86.7 Milyan USD oo lagu Horumarinayo Dimuqraadiyadda , Maaamulka, Xasilinta iyo Adkeysiga oo...
Cabdulaahi Cali Xuseen (Cali Qoodaar) oo Maleeshiyaadka kooxda Al shabaab ka Askareeyeen Magaalada Bacadweyne oo ka tirsan gobolka Mudug ayaa...
Labo ayaa dhimatay tiro kalena waxaa la soo sheegayaa in ay ku xanuunsadeen ka dib markii ay ka cabbeen ceel...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho