Qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug,ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday Degmada Caabudwaaq oo...
Ciidamada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa fashiliay miinooyin maleeshiyaadka Shabaab ay doonayeen in ay ku dhibaateeyaan dadka shacabka ah ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa ka qeyb galay shirweynihii 11-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda heer...
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa gelinkii dambe ee maanta fashiliay miinooyin maleeshiyaadka Al-Shabaab doonayeen in ay ku dhibqqteeyaan dad shacabka ah...
Shirkii ugu horreeyay ee toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirrada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho – kaasi oo looga hadlay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji oo ay wehelinayaan Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Md. Abdisalam Sharif...
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyeraadka Biyaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya oo si dhow ula socota Maraxaladaha adeegyada Saadaasha iyo Kormeerka biyaha...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Puntland, waxaana...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Shariif...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho