Taliyaha Ciidanka Boliiska ee Soomaaliya Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in ay socdaan qorshayaal kutalagal ah oo...
Senator Xuseen Maxamed Daahir oo kamid ah Senetorada Aqalka Sare ee dalka ayaa maanta gaarsiiyay deeq caafimad Isbitaalka dhimirka ee...
Maareyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada XFS Mudane: Axmed Macalin Xasan ayaa maanta shir Guddoomiyay...
Ciidamada Booliiska Gobolka Bari ayaa goob fagaaro ah ku gubay maandooriye isugu jira khamri iyo xashiish oo dhawaan ay soo...
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad oo la magacaabay 26-kii May 2022, ayaa durba kor u qaaday...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay weheliyaan ku-xigeennadiisa ayaa kulan la qaatay Xoghayaha guud,...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Aqalka Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda ICRC oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadda Dowlad Goboleedka Puntland oo looga hadlay todobaadkan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane, Hamza Cabdi Barre ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah dadka qaba baahiyaha gaarka...
November sanadkii tegay bartamaheedii ayay ciidamada Amniga ka soo xeraan xaafadda Oodweyn ee degmada Dayniile Cabdirisaaq Cabdullaahi Axmed Yarow oo...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho