Gudoomiyaha Cusub ee Dagmada Matabaan ee Waqooyiga Gobolka Hiiraan ayaa maanta gaaray Degmada kadib safar dhulka ah oo uu kaga...
Madaxweynaha Dowlad Gobaledka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wakiilka hay’ada UNICEF ee Soomaaliya Marwo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Ingriiska...
Wasaradda Gargaarka XFS ayaa maanta gargaar Raashin ah u dirtay Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya. Gargaarka ayaa...
Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Dowladda Finlad u...
Dowladda Ukraine ayaa ku dhawaaqday in duqeymaha Ruushku uu ka geystay bariga Donbass ay dad badan oo rayid ah ku...
War-saxaafadeed uu soo saaray Xafiiska Hantidhowrka Qaranka ayaa faray Hay’adaha Dowladda in aanay gali karin wax heshiis ah inta laga...
Ciidanka la dagaallanka Argagixisada Al-Shabaab ee dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay xubin ka tirsan nabad-diidka oo ku dhuumaaleysanayay degaanka...
Maamulka Dowlada hoose ee Xamar oo maalmahaan si joogta ah uga howl galayay maareeynta saameeynta uu Roobka ku yeeshay bilicda...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuled ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Amb. Mehmet YILMAZ,...
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxammed Odawaa, ayaa hoggaaminayay wafdi ka koobnaa diblomaasiyiin ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagaga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho